
Ahmed Arwo has sent you a link to a blog:
Blog: SAMOTALIS
Post: Shiikh Maxamed-Rashaad Allaha u raxmado
Link: http://samotalis.blogspot.com/2009/11/shiikh-maxamed-rashaad-allaha-u-raxmado.html
--
Powered by Blogger
http://www.blogger.com/
HORN OF AFRICA NEWS UPDATE AND ANALYSIS IN THREE LANGUAGES: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. WAA KULAN FIKRADEED IYO BANDHIG ARAGTI SIYAASADEED, DHAQAALE, DHAQAN IYO BULSHO OO KULMISA GEESKA AFRIKA. EMAIL: gargaarblog@gmail.com

![]() |

KU CIIDA CAAFIMAAD IYO BARAKADA XAJKA
By
Ahmed Arwo
Mahad oo dhan ALLE ayaa leh. ILAAHA inaga dhigay Muslim, ILAAHA inagu tilmaamay inaynu nahay ummadda ugu kheyr badan ummadaha, Waxa nasiib leh inta Alle waafajiyey xajka sanadkan, ee hilow iyo qalbi furan ku ajiibay amarkii Eebbe, kuwa yidhi Labayka Allaahu Labayk. Allow adaan ku maqlay, waxaan u imid inaan fuliyo amarkaaga. Waxaa nasiib leh inta martida Ebbe ku noqotay guriga Alle iyo carrada barakaysan. Waxa iyana nasiib leh inteena caafimaad iyo nabad ku ciidaysa. Waa ayaan barakaysan oo Islaamku ku midoobay, caddaan, madow, maalqabeen, faqiir, taliye iyo loo taliye, wiil iyo waayeel, rag iyo dumar. Waa kulan farxadeed, waa madal xarago, waa muuqaal Alle ka cabsi iyo muujinta midnimada Islaamka. Waa dabaaldeg iyo damaashada daafaha dunida camiray.
Waxa ina kala qaybiya wax kasta oo damac adduunyo ah. Tartan ganacsi, tartan siyaasadeed, ilaa tartan ciyaareed. Waxaynu dhowaan aragnay khilaafka isku rogay cadaawadda ee ka dhashay ciyaar kubadeed oo dhexmartay labada dale e Masar iyo Jasaair. Waxa ina mideeya diin iyo camal kasta oo leh kheyr ma guurta ah. Wanaag iyo walaalnimada diintu waa daawada keliya ee khilaaf kasta soo afjari karta, kolka sida Eebbe ina faray lagu camal falo, iyadoon la qalooyin, waxna lagu darin, waxna laga saarin.

Xajka oo ah rukunka shannaad ee diinteena macaani ku dhisantay, waxuu yahay mid waajib inagu ah hal mar inta cimriga ruuxu jiro, kolka ruux islaam ihi qaan gaadho karaankeedana leeyahay.
Illaahay Subxaanahu Wa Tacaalaa, waxuu yidhi "Fajriga ayaan ku dhaartay, iyo Habeeno toban ah (Tobanka hore ee Dilxijjah (Carrafo))". Camal uu addoonku qabtana tobankaa ayaamood Ilaahay aad ayuu u jecel yahay, Nabigeennu nnEka ahaataye wuxuu yidhi:-"Maalmo ma jiraan uu camalka wanaagsani dhexdooda Ilaahay agtiisa looga jacayl badan yahay ayaamahan (waxaa loo jeedaa tobanka ayaamood ee carafo u horreeya). Asaxaabtii baa tidhi:-Rasuulkii Ilaahayow (nnEka) xattaa Jihaad Ilaahay jidkiisa loo galana?, wuxuu yidhi (Rasuulku nnEka):-"Xattaa Jihaad loo galo jidka Eebbena, illaa nin la baxay naftiisii iyo maalkiisiiba oo aanay xaggiisana waxba ka soo noqonin(ku soo shahiiday)".
Waxaa kale oo uu Rasuulkeennu nnEka yidhi:-"Qofkii Xajiya ee aan hadal xun iyo macsi la iman wuxuu soo noqdaa sida maalintii ay hooyadii dhashay oo kale(aan dambi lahayn).Tobanka cisho ee bisha Carafo u horreeyana waa toban cisho oo khayr ka buuxo Eebbena ku dhaartay
Soomaaliyeeye Ciid mubaarak iyo xaj maqbuul. Ciddu Waa Maalin Farxad Iyo Reynreyn Islaamku Ku Midoobay, Ee Dhammaan Ciid Mubarik.Waxaan hanbalyo ciideed u fidinayaa dhammaan Islaamka adduunka, si gaar ah Soomaalida meel kasta joogta: Somaliland, Somalia, Jabuuti, Kilinka shanaad, NFD, iyo inta daafaha dunida ku kala baahsan. Ciid wanaagsan Soomaaliyeey, ciid mubaarik meel kasta ood joogtaanba. Illaahay nabad hayna siiyo, hayna tuso tubta loo maro horumarka iyo dhismaha, haynaga duwo dariiqa halaaga iyo burburinta.
Weli dhibta adduunyo waa sideedii oo qorigu kama damo dunida Islaamka . Weli Soomaali waa u saxariir, weliba intii fayoobeyd ayaa dar fadmo wadayaal ihi weerar gardaro ku qaadeen, du dileen wiil iyo waayeel, hooyo iyo ubadkeed. Waxay ku biiriyeen oohintii gees ilaa gees Soomaaliya qoysay, waxa duulaanka gardarro lagu qaaday Jamhuuriyadda Soomaliland, dal nabad iyo dawladnimo ku sifoobay, oo weliba darmo marti u fadiyey maatada ka soo carartay silica iyo qaraxa habeen iyo maalinba gurayhooda ka soo saaray.
Weli Fastiin waa u dulmi, oo waxa soo raacay iyadoo Qasa oodda loo soo jiiday, waxa loo rogay xabsi ay ku xareysan yihiin milyan iyo badh nafleey ah oo Ashahaadada Islaamaka ku eedeysan. Weli Ciraaq waa u dil, dhac iyo dumis, weli Afgaanistaan waa qax iyo qarxis, weli xabsigii Cuuba waa furan yahay. Rajaa jirta oo isbedelka Maraykan waxbaa looga fadhiyaa, wax se gacan qof kale ku jiraa yaan loo lab taagin,,ee Islaamku maankiisa, midigtiisa iyo maalkiisa ha ku tashado. Nabad iyo wadajir ha loo guntada. Dagaal furan talo ma aha . Bal inagu gudaheena aan kalo nabad gelno, isu naxno, isu gargaarno, oon isu damqano. Argagax iyo ismiidaamin meelna wanaag iyo kheyr kuma leh.
Haddaba aan wax yar ka sheegno maalinta cidda iyo sifaha islaamku u arko. Maalintan oo magacyo dhowr ah loogu yeedha oo dhammaan ina tusaaya qiimaha iyo qadarinta ay mudan tahay.Labada ciidood ee islaamku waxay dhacaan xili muslimiintu ay soo gutaan laba farad oo u baahan in nafta la xakameeyo, lana soo maro dhibaato jidh-ahaaneed iyo mid ruuxi ahba. Waxa la soo gutay soonka Ramadaan oo maalintii oo dhan laga caaganaa cabid, cunid iyo galmaba, habeenkiina lagu soo jeedo salaad iyo quraan akhri. Dadaalkaas iyo gudashadaas waajibka ah, ayuu Illaahay inoo bineeyey inaynu farxadda ciidda ku sogootino.
Sidoo kale Ciidda Carafo, waxay ka dambeysaa guditaanka xajka, oo xujaydu ay isaga yimaadaan daafaha dunida, iyagoo ehelkood iyo dalkoodaba ka soo baqoolaaya, xarago ka tegaaya, si siman u lugaynaa goobo barakaysan, oon marna la dareemin cidhiidhi iyo culayska dhabta ah ee jira.. Maalinta ciidda islaamku waxuu ku sifeeyaa Maalin Guuleed (Day of Victory). Waa maalin ay guulaysteen inta waajibkeeda gudatay, oo ay gaadheen guushii ay filayeen .Waxa kale oo la yidhaahdaa, waa Maalintii Waxa Goosiga (Day of Harvest), waayo waa maalin Illaahay ka abaal marinaayo cibaadada ay soo guteen, sida ninka beerta falaa uu midhaheeda u goosto xiliga ay baxdo.Waxa kale oo loogu yeedhaa, Maalinta Cafiska, Day of Forgiveness), waayo Illaahay waxuu cafiyaa inta soonka sida uu inoo faray u toosisay.Waxay Muslimiintu si wadar ah ay u baryaan Illaahay dambi-dhaaf iyo inuu ku manaysto imaan xoog ah iyo khaatumo san. Waxa ka mid ah magacyada badan Maalinta Nabadda, Maalinta Xusuusta iyo Mahadnaqa iyo qaar kale.
Sanadkan silicii,saxariirkii, dilkii iyo dhaci weli reer Soomaal waa u caadi, abaar, col iyo cadaalad-darro waa u dhaqan, waxa se ay dhowaan yare neefsadeen, kolkii Sucuudigu xanibaadii ka qaaday xoolaha. Waa in la mahadiyaa, oo weliba Sucuudiga loo mahadnaqaa, lana tusaa wejiga isbedelay ee dadkeena si loo hanto inayna dib u dhicin joojin kale. Cabashada waan naqaan, mahadnaqa se weynu ka qaawanay… waar eriga Alxamdulilaa badiya, qofka wax ku tara u mahad celi, muuji nimcada Eebbe ku siiyo. Taas ayaa taran leh, dheef leh oo kheyr oo dhammi ku jiraa.
Waa maalin weyne, waa Maalinta Islaamka, waana Maalin Illaahay. Illaahay qalbigeena ha xoojiyo, xaqana heyna tuso, nabad iyo barwaaqana sanadkaa sanadkiisa hayna waafajiyo. Inta bugta Allow bogsii, meehsa colaadi ka jirto Allow nabad ku soo dabaal, Illaahow na gargaar oo naga yeel kuwa dhisa diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba. Aamin.
XAJ MAQBUUL IYO CIID MUBAARAK DHAMMAANTIIN
KU CIIDA CAAFIMAAD IYO NABAD.
Ahmed Arwo
Cardiff, U.K
samotalis@gmail.com
SAMOTALIS GROUP http://www.facebook.com/group.php?gid=143687650990
http://samotalis.blogspot.com/
| Pilgrims brave downpour Arab News | ||||||
MINA: Millions of pilgrims spent the first day of this year's Haj (Yaum Al-Tarwiyah) in prayers in Mina on Wednesday as rains soaked the faithful and flooded roads snarling traffic. Security forces and other government agencies were striving to clear the mess caused by the rains and guarantee a safe and peaceful stay for the pilgrims in Mina. The pilgrims will converge today (Thursday) on Mount Arafat marking the climax of this year's Haj. Violent storms caused havoc at various Haj sites as pilgrims battled the forces of nature to reach their base camps safely. Arab News received reports of hundreds of pilgrims left stranded due to severe flooding at several places between Mina and Makkah on Wednesday. The day started ominously as dark clouds gathered over the mountainous landscape surrounding the holy sites. However, this did not deter the pilgrims as they made their way to their white tents. In a tunnel leading to Mina and the Jamrat Bridge, 29-year-old security guard Mohammed Rashed told Arab News he was confident that all necessary resources were in place to tackle natural disasters such as heavy storms. "There is no problem. We will have more security forces and Civil Defense personnel to help us just in case," he said as it started drizzling. Then the heavens opened and pilgrims rushed for cover, thankful that the drainage system installed in the area appeared to deal with the heavy rain effectively. Other places were more badly hit. Unable to start, vehicles were left half-submerged in the Bahra and Muzha areas as well as the Jawasat checkpoint that leads into Makkah. Key routes between Makkah and Mina were closed down. When it became apparent that emergency services and Civil Defense forces were unable to cope with the situation, stranded pilgrims began wading through the water and across busy highways as they began to make their way to the holy city. Makkah Gov. Prince Khaled Al-Faisal, who is also chairman of the Central Haj Committee, said in a press statement in Mina that all pilgrims arrived in Mina and spent the day safely despite the heavy rains in Makkah and holy sites. "There are a number of projects of canals and dams to guarantee the safety of pilgrims from rains and floods in Arafat and Mina," Prince Khaled said. The prince added that "The No Haj Without Permit" campaign was a great success and resulted in preventing a large number of pilgrims entering Makkah illegally. In Mina, stranded pilgrim Sami Al-Khatami said, "The emergency services failed to cope with the situation. They were ill prepared for it." Some Hajis refused to let the wet weather dampen their spirits. "Today's rain caused us trouble but still it was a good omen. The Haj started with Allah showering his blessings on us," said pilgrim Sharique Arfin Shamsi. Despite the severe weather, the majority of pilgrims safely gathered in Mina before they embark on the crucial journey up Mount Arafat. However, the weather misery is set to continue until Thursday, with several forecasts predicting more heavy rains. Meanwhile, health officials scrambled to assure pilgrims that the deluge isn't going to exacerbate the spread of infectious diseases. "The health status of the pilgrims is secured. The ministry isn't worried. There aren't new cases of swine flu so far," said Health Minister Dr. Abdullah Al-Rabeeah in a public statement. "There have been a few accidents due to slipping because of the heavy rain." He pointed out that the ministry prepared three hospitals and 26 health centers in Arafat to serve the pilgrims and receive cases. There are also medical teams and emergency teams scattered in Arafat. Civil Defense Director General Saad Al-Tuwaijri said there has not been any car accident due to the heavy rain in Makkah and the holy sites. "The situation is secure and under control. We continue to implement the detailed plan to address the hazards of flooding in the holy city of Makkah," said Al-Tuwaijri. He added that there is a specialized rescue team ready to intervene in the event of emergencies stressing that some of the camps cannot allow entry to the pilgrims in case of heavy rain in Arafat. Al-Tuwaijri noted that the Civil Defense started executing the detailed plan to address the risk of flooding in coordination with the concerned authorities. They have stationed specialized field units fully equipped with boats, swimmers and divers in hazardous locations ready to take prompt action, depending on the nature of the situation and evacuate pilgrims from the most common sites at risk of floods to safe locations. "There are 300 buses ready to transport pilgrims if the need arises. Things are under control in Makkah," said Al-Tuwaijri. Media spokesman for the Civil Defense Maj. Abdullah Al-Harithy said that the Civil Air Defense in Makkah saved 47 families who were trapped by the heavy rains in Rabigh district. Rains started early Wednesday and continued for more than five hours inundating a number of steep valleys. "Our forces managed to evacuate 22 other families who were trapped due to the floods. They were evicted from their homes to a number of hotels and furnished residential units," said Al-Harithy. — Amjad Parker, Faisal Ali, Hamid Al-Sulami and Badea Abu Al-Naja contributed to this report |
| Rains claim 24 lives in Jeddah Arab News | ||||||
JEDDAH: At least 24 people were reportedly killed and several injured in flash floods in Jeddah on Wednesday. Hundreds of homes and shops were flooded as streets turned into raging rivers. Altogether, some 70 millimeters of rain fell over the city in less than two hours — more than two-thirds of the Kingdom's annual average rainfall. Jeddah Gov. Prince Mishaal bin Majed ordered an emergency control room to be set up to monitor the situation every 12 hours. In Abraq Al-Raghama district, near the university, entire families were forced onto their roofs to escape the rising floodwaters, polluted by sewage flushed out of the drains. As elsewhere in the city, the drainage system was unable to cope with the load of water. The city's Civil Defense services were stretched to the limit to deal with the emergency. Throughout the day, boats and helicopters were brought in to help rescue people. By nightfall many victims were still on their roofs. In the city's Safa district and other areas homes were without electricity from around 2 a.m. Wednesday. Residents contacted the emergency services of the Saudi Electricity Company (SEC) who said the power would be restored within a couple of hours, but the lights were still out till 8 p.m. Residents complained that no one from SEC had shown up and they were sitting in candlelight. The torrential rain that drove into Jeddah from the southwest at the break of day, the first day of Haj, caused particularly severe disruption to traffic, as well as overfilling the drainage system. It caused manhole covers to lift and spew black fountains of raw sewage into the streets. Trees were uprooted and fell onto the streets, adding to the hazards. The northbound side of Madinah Road in the Al-Hamra district soon locked solid with traffic while flooding on Al-Malik Road forced vehicles into a single lane. Within a couple of hours, streets such as the city's fashionable Tahlia Street began to fill with cars with families out to enjoy the spectacle. With them came the irresponsible driving that the challenging conditions always give rise to. Children hung out of car windows to view the confusion while young men in small cars wove through the waters having fun creating their own personal tidal waves for passing vehicles. Some found themselves stranded as the water drowned their engines and brought them to a halt, adding to the chaos and disruption. The conditions should have called for extreme caution and extra distance between vehicles as oil on the roads emulsified into white scum and created a treacherously slippery road surface. This and the combination of speed and wet brakes resulted in a number of accidents. The Civil Defense was unable to provide a precise number of fatalities or injuries due to the deluge; it said it was still in the process of finding out the details. Meanwhile, shopkeepers and cafĂ© owners were busy trying to clean up their premises. One had even gone so far as to lift a manhole cover to drain the water from the road outside his shop and marked the spot with a hastily contrived assembly of scrap. The flooding was worst in the low-lying areas to the east of the Jeddah-Makkah Expressway, isolating hundreds of people in Quwazah and Abruq Al-Raghama districts. Three helicopters, a number of rubber dinghies and divers participated in the rescue operations conducted by the Civil Defense. Several marooned people phoned Arab News when teams failed to arrive and rescue them. Immediately Arab News contacted the official spokesman of the Civil Defense and provided him with the telephone numbers and locations of the stranded families. Director General of Health Affairs in Jeddah Dr. Sami Badawood told Arab News on Wednesday the Health Affairs Department had declared a medical emergency in Jeddah. "King Abdul Aziz Hospital has been receiving airlifted flood victims," he said. "While all the government hospitals in Jeddah are kept in battle readiness to deal with flood-related cases, Rabigh Hospital was totally evacuated to accommodate flood victims." A bridge on the Makkah-Jeddah Expressway was partially damaged in the flooding. A bus was submerged in the floodwater in an underpass on King Abdullah Road. When asked about the damaged bridge, Ahmad Al-Ghamdi, spokesman of the Jeddah municipality, said he did not have precise information about it because the matter was outside his jurisdiction. The municipality has sent hundreds of workers and trucks to drain the flooded streets. In all, there were 530 calls to the municipality about the flooding. Muhammad Qattan, commander of flood operations in the municipality, said 12 streets in Al-Matar municipality, 12 in Obhur, 10 in Briman and six in Al-Jamia district were flooded. There are also several flooded streets in Aziziah, New Jeddah and south Jeddah districts, he said. The director of Civil Defense also sent Wednesday night teams to rescue families stranded in residential complexes in Abruq Al-Raghama district. The flooding not only brought chaos to Jeddah streets; roads into the city were also blocked. Traffic was held up for several hours on the Makkah Expressway. Pilgrims heading to Makkah were unable to get there and some even took off on foot while drivers heading the other way had to turn back and find other routes. Some who had set out in the morning for the 45-minute journey to Jeddah from Makkah still had not reached their destination by nightfall. Despite the downpour, there was limited effect at the city's King Abdulaziz International Airport. A senior construction engineer working on the new airport project described the scene from his office window as "wet, but working perfectly well." "There is no standing water on the taxiways or runways and planes are taking off and landing normally," he said. However, sources in the airport traffic control system said that there had been some power outages at the South Terminal and minor problems with the radar. There was never a safety issue, he said, but three incoming flights had been diverted to Madinah. — Roger Harrison and Muhammad Humaidan contributed to this report |
Waxaa arrin lala yaabo ku noqotay Xisbiga Kulmiye iyo guud ahaan shacabka Somaliland warka kasoo yeedhey mas'uulka Xisbiga Udub, Cisman Cabdillaahi Cigaal (Hindi) ee lagu aflagaadeeyey Xisbiga Kulmiye. Waxaa dhawaaqan kasoo yeedhey mas'uulka Udub uu ku noqoday fajiciso iyo filanwaa madaxda iyo mas'uuliyiinta Xisbiga Kulmiye, waxaana aad
loola yaabay weedhahan beenta ah ee lasoo macmalay, isla markaana aan nuxurka badan laheyn. Warsaxaafadeedkaasi kasoo yeeday Udub wuxuu sheegey inuu Xisbiga Kulmiye iyo madaxdiisu ay mar walba carqaladeeyaan tallaabo kasta oo loo qaado dhinaca taageerada xukuumada iyo waliba ictiraaf raadinta.
Waxaa kaloo warsaxaafadeedku sheegay inuu Xisbiga Kulmiye u muujinayo dunida inay Somaliland tahay goob aan xasilooneyn oo fadqalalo ka jirto, iyo wailba iyadoo ay xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye ay kamid yihiin kooxaha xag-jirka ah sida Al-Shabaab. Waxaa iyana kamid ahaa aflagaadada kasoo yeedhey Udub inuu Kulmiye carqaladeeyey arrimaha diiwaangelinta gaar ahaan kuwii laga qabtay gobolada Beriga.
Hadaba waxaa isweyndiin leh maxaa ku kallifay mas'uuliyiinta Xisbiga Udub inay maanta hadallada noocaniya ku dhawaaqaan. Jawaabtu way cadday oo waxaa weeye in hadda la gaadhay waqtigii Xukuumada Riyaale ay bilaabi laheyd jiho wareerinta iyo soo nooleynta khilaafka siyaasadeed ee Xisbiyada Qaranka iyo is-hortaaga qorshaha iyo hawlaha u diyaargarowga iyo dhammaystirka barnaamijka doorashada Madaxtooyada iyo iyagoo doonaya inay dhaawacaan fulinta iyo meelmerinta heshiiskii lixda qodob ka koobnaa ee wadamada aynu saaxiibkana nahay iyo beesha caalamku u soo jeediyeen seddex Xisbi qaran kuwaasoo ay wada saxeexeen dhammaantood.
Dacaayadaha noocan oo kale ahi waxay bulshada Somaliland tusayaan ku xadgudubka heshiisyada ay seddexda Xisbi wada galeen iyo waliba heshiisyadii hore loo gaadhay ee ahaa in la joojiyo dacaayadaha iyo aflagaadooyinka aan salka iyo raadka toona laheyn.
Hadaba dhawaaqa kasoo yeedhay mas'uulka Udub wuxuu inoo caddeynayaa oo ina tusayaa arrimahani:-
1.in mas'uulka hadaladani kasoo yeedheen ay kasoo xidhmeen dhammaan albaabadii uu garaacayey kadib markii uu ku fashilmay hawlihii uu Xisbigiisu u igmaday ee ololaha, kuna guuldaraystay ka midha dhalintooda
2-in la gaadhay waqtigii uu mas'uuliyiinta Xisbiga Udub caadada u lahaa inay bilaabaan qaska iyo jahawareerinta bulshada
3.Inay durba raadinayaan, inay ka dhex abuuraan Kommishanka Doorashooyinka iyo Xisbiyada Qaranka muran iyo doodo aan waqtigani xaadirka loo baahnayn
4.Inay ku raadgataan kadib markii uu shaqeyn waayey maamulkii xukuumada oo ay fadhiisatey shaqadii xafiisyada, ragaadeena hawlihii loo igmaday Wasaaradaha dawladiga ah.
5.Inaanay rajo weyn ka qabin tartanka doorashada soo socota kadib markay ogaadeen inaanay haysanin kalsoonida dadweynaha, oo aanay helayn codka ummadda gaar ahaan goboladii ay qorshaha ku darsadeen.
6.Iyagoo doonaya inay ka jeediyaan indhaha iyo dareenka shacabka maamul –xumida iyo musuqmaasuqa ku baahay Hay'adaha Xukuumada ee faraha ka baxay
Hadaba Xisbiga Kulmiye wuxuu la socodsiinayaa shacabweynaha Somaliland, wadamada aynu dariska nahay iyo beesha caalamkaba inuu Xisbiga talada haya ee Udub u durba bilaabay murankii siyaasadeed ee hore loo soo af-jaray, doonayana inuu soo rogaalceliyo dacaayadihii iyo aflagaadooyinkii laga heshiiyey.
Xisbiga Kulmiye wuxuu dacwad kusoo oogayaa mas'uulka ka tirsan Xisbiga Udub ee sheegey in xubno ka tirsan Xisbiga Kulmiye ay kamid yihiin kooxaha xag-jira sida Al-shabaab, isagoon u hayn caddaymo (qoraalo ama dokumentiyo) tilmaamaya inay xubnahaasi ka tirsan yihiin kooxaha xag-jira.
Xisbiga Kulmiye wuxuu u sheegaya Kommishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Xisbiyada Qaranka ee UDUB iyo UCID inaanay wax wada shaqeyna oo dambe la yeelan doonin Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Hindi) oo ahaa mas'uulkii ku saxeexnaa warsaxaafadeedka, kana qoran yahay xaggooda "Persona non grata" , haseyeeshee uu Kulmiye diyaar u yahay inuu sii wado wada- shaqeyntii uu la lahaa masuuliyiinta kale ee ka tirsan Xisbiga Udub.
Xisbiga Kulmiye wuxuu uga digayaa madaxda iyo mas'uuliyiinta Udub hadallada been abuurka ee runta ka fog ee mas'uuliyiinta qaarkood caadeysteen, wuxuuna ku boorinayaa inay ka waantoobaan wararka aan macnaha weyn ku fadhiyin ee xaqiiqada ka fog; haseyeeshee ay bedelkeeda u jeestaan xilka ummadu u egmatay ee ah inay shacabka si daacadnimo ah ugu shaqeeyaan. Xisbiga Kumiye wuxuu u sheegayaa mas'uuliyiinta Xisbiga Udub in aflagaadooyinka iyo been -abuurka noocani aanu waxba soo kordhineyn ee uu waxyeelaynayo wada shaqeyntii iyo heshiisyadii ay Xisbiyadu Qaranku wada gaadhaan, dhaawacna u geesanayo dhowridda iyo ilaalinta karaamada iyo maamuuska ay leeyihiin madaxda iyo mas'uuuliyiinta Xisbiyada Qaranku.
Waxaanu ku boorinaynaa madaxda iyo mas'uuliyiinta Xisbiga Udub inaya la jaanqaadaan qorshaha iyo meel-marinta heshiiska cusub ee Xisbiyada iyo Kommishanka Doorashooyinka Qaranku ay guda galeen; bacdamaa ay tahay waajib saaran xukuumada inay kaalinta ugu weyn ka qaadato fulinta iyo taabagalka hawlaha doorashooyinka, iskana dhaafaato aflagaadada, muranka iyo jahawareerinta shacabka.
Wa Billaahi Tawfiiq,
Keyse Xasan Cige
Xoghayaha Guud
Cismaan/Hindi Riyaale Waa Nin Kaa Horeeya ee caawimo lagugu badbaadiyo Cali gurey ka dalbo isagaa ina Riyaale ka horeeya e.
Intii aan Ismaaciil yare iyo Jamac Sweden is nidhi ama isu sheegney adiga ku odhan maayo, Waayo adigu lama aad mid tihid labadaas midna siyaabo badan marka la eego, Ismaaciil yare isagoon ka soo mid noqon Kulmiye ayuu dhufeys iyo difaac adag u galay UDUB si u u xejisto booskiisa, balse Riyaale ayaa ka yaabey qaabkii u u dhaqmaayey ogaadeyna in noociisa oo kale aanu isaga Riyaale ahaan iyo dadkaba midna faaido u lahayn, ilaa la gaadhsiiyey heer lagu dhaleeceeyo in u dhacay mushaharkii askarta, markii saxaafadu faafiseyna aanu iska difaacin taasoo muujisey damirka shaqsiyadiisu xambaarsantahay nooca ay tahay, beri ayuu yidhi waanu difaacaneynaa kursiga, waxaan ku idhi waa hubaal in aad si fool xun uga hortegeyso Riyaale, way dhacdey, waxa aniga iyo ummaddaba u muuqdey akhlaaqda iyo ficilkiisuba in aanu ahayn mid siyaasad yo masuuliyad midnaba sifihiisa u dhashay. Jaamacna isagoo aan marnaba ka soo mid noqon kulmiye ayuu door bidey in u xilkii loo igmadey hadh cad iyadoon la isba gaadhin u dhinac u xagliyey, fashilaadii ka gaadheyna waataas Hargeisa oo dhammi u aqoonsatey nimaan xilkas ahayn, laguna xamanaayo nin hadhka cad kuraasta iyo wixii lagu aamino dib loo baadi doonaayo halka ay mareen, labadaasuba daaqada UDUB bay hawsha ay hayeen ka soo galeen, waxa ay ku dambeeyeena waad ogtahay.
Osman adiga midna lama mid tihid, Kulmiye ayaa xil kuu dhiibtey, shaqsiga aad tahayna in yar baa kutiqiin, in badan oo aan joogey goobhii dadka lagu shirsiin jirey iyo goobihii Kulmiye taageereyaashiiba khaas loogula kulmii jireyba , adiguna aad si guud iyo si gaar ahaba dadka ugala hadli jirtey goobahaas.
Maxaad sheegi jirtey? Maxaase lagugu bartey?
Waxa aad sheegi jirtey cay ruux binu aadmiya ruux ka sheego tii ugu foosha xumeyd adigana kugu koobneyd oo aad Riyaale ka sheegi jirtey, gaar ahaana waxa dad dhowr ahi ogaayeen taladaadii ahayd waa in la kharajiyaa iyo anigaa haya farsamadii lagu fulin lahaa. Caydaas iyo farsamadaas midnaba heerka ay kaa gaadhsiisneyd maan araga manaan maqal ruux reer S/land u dhashay oo dhaqankaas iyo fekerkaas lagu arkey ama laga sheegaayoba.
Haddaba, waxa maanta guul u ah Riyaale ninkii caydiisa la ogaa in u dadka isagii u soo caayaayo, waxa taasi cadeyneysaa in Cismaan lala dhacaayo karbaash meel aanu garaneyn uga yimmi, caydii u ku fogaan jireyna ay ku noqotey calaamad maanta dambigii lagaga jaraayo in u isagii dib loogu ciqaabo dadka cay oo been ka sheeg., waxaan maqli jirey calaamo lagaa muuji.
Osmanow adigana jab iyo halaag bay kuu taheyoo caydii iyo dambigii aad ninkaas ka sheegi jrtey ayaa nafsigii kuu geeyey in u kaaga aar goosto in aad dadka u soo caydo, ummadana u ku tuso waxa aad ahayd, dadkana waxa ay u noqotey cashar ah in aad been abuurka taqaan, cayda taqaan oo bahal ceedhin ma daaye, nina caadadii ma baajo, shaqo lagaaga dhigey kolba kaad ag joogto mooyaane ka kale cay, waxa muuqata in shaqsi ifkii toos loogu ciqaabeyo aad astaamihiisii leedahay, taas oo adigu aad markhaatiga kowaad ka tahay, waayo ninkii aad odhan jirtey hala khaarajiyo, daacad uma aha S/land iyo wixii kale oo aan anigaba ii banaaneyn in aan halkan ku soo qoro, hadii maantaba aad indho la'aan iyo dhego la'aan dadka ugu soo caayeyso, miyaanad markhaati ka ahayn ciqaabta kula soo deristey, dadkuna waa ka markhaati oo xitaa ina Riyaale ayaa isna ka markhaatiya, markaas nacas ha moodin in a Riyaale waa u kaa horeeyaa, waana u ku ogyahay, dadkana waxa u ugu jecelyahay nin xambaarsan damiirkaaga oo kale, Odey kuu adeer ah baa hore u yidhi, hadii ina maskaxi ku jirto inankaas shaqo umuu doonteen ina Riyaale, waayo, ma ninkii Hargeisa iyo aniguba aanu ogeyn buu yidhi halka u ninkaas caydiisa la mari jirey ayaa maanta in Riyaale ag jooga, tolow sidee buu u xamileyaa? adeerkaa waxa ka maqan in xag alle lagaa kashifaayo oo dadkiina ku arko, damiirkaas ku huwan unbaa la muujineyaa oo ifka lagaaga jareyaa cayda iyo beenta aad u caadeysatey, macnaha siyaasadu leedahay aan weli kuu dhaadhicin, Kulmiyena waa halyeyadii iyo geesiyaashii adiguba aad ku faani jirety markii hore oo waxba iskama bedelin, Riyaalena adigaa og oo ag jooga in u weli yahay ninkii aad noo sheegi jirtey iyo in u yahay nin kale oo aad riyo ku joogto, wixii aad ka sheegi jirteyna weli dadku sidii buu u haystaa.
Bal inaadeerow waxa aad iiga jawaabtaa su'aalahan?
Cayda iyo been abuurka kaa soo butaaceyaa marnaba ma gaadhi doonaan heerkii aad Riyaale caydiisa gaadhsiin jirtey?
In la khaarajiyo Riyaale ruuxa keliya ee dadka u dhashay S/land laga maqley marar badan baad ahayd, maanta ruux kale oo aad ku maqantahay ma jiraa?
Cismaanow caydii xag jirka ahayd iyo been abuurkii aad Riyaale shaqsiyadiisa ka sheegi jirtey in nafsi u adeegey oo u nafsi ku ag geeyey ma rumeyneysaa, madaama aad wax ka sheega shaqsiyadiisa aad ka badsatey wax ka sheega siyaasadiisa?
In ummadda illaahey ku tusaayo oo ifka caalamo lagaaga muujiyey ma kula tahay, madaama ninkii aad ag joogto mooyaane ka kale aad indho la'aan iyo dhego la'aan ugu caytameyso?
Sidee baad u maleyneysaa in dadka reer Hargeisi kuu arkaan waqtigan? Sideese in Riyaale kuu arkaa baad u maleyneysa, ma sidii Ismaaciil nin la soo jabey, mise nin soo shaqsi caayey oo xitaa ku fekerey khaarajis hadana u jaceyl u hayo baad tahay?
Amina Hagi Mohamoud


HARGEISA, 24 November 2009 (Somalilandpress) – Wargeyska Geeska Africa waxa indhawayd uu caadaystay in bogiisa hore uu ku soo qoro warar been ah oo dhaawac iyo dhibaato weynba u geysan kara Qaranimada Somaliland.
Waxana ka mid ah maqaaladaasi kii maanta oo taariikhdu tahay 24/11/09 cadadkiisa 813 uu ku baahiyey bogiisa hore kaasi oo uu ku tilmaamay kaalmada dawlada Masaaridu ay u soo dirayso shacbiga Somaliland caawimo cad-quudheed ah, taasi oo meel ka dhac ku ah xidhiidhka fiican ee u dhexeeya labada shacbi ee Somaliland iyo Masaarida.
Waxaynu ka warqabnaa xidhiidhka soo jireenka ah ee labada shacbi Somaliland iyo Masaarida u dhexeeya iyadoo illaa hada dalkeena ay joogaan macalimiin Masaari ah oo caruurteena wax barta. Xukuumada Somaliland-na waxa ay gacmo furan ku soo dhawaynaysaa cid Allaale cidii waxtar iyo kaalmo u fidaniysa shacbiga Somaliland.
Waxa kale oo iyana xusid mudan maqaalkii beenta ahaa ee bogiisa hore Geeska Africa uu ku soo qoray markii dawlada Sucuudigu ay ka qaaday cunaqabatayntii dhoofka xoolaheena. Dhacdadaasi cunaqabataynta ee Sucuudigu ka qaaday xoolaheena, waxa uu wargeysku ku tilmaamay mid been ah oo afka baarkiisa ah, taas oo wajigabax ku riday wargeyska iyo qorayaashiisaba, markii arritaasi ay dhabowday dhoofkii xoolahana loo bilaabay dalkaasi Sucuudi Carabiya.
Haddaba hadalada noocaas ah ee lagu baahinayo wargeys sheeganaya in uu ka soo baxo kuna abtirsado Somaliland miyaanay ahayn Qaran dumisnimo iyo qorayaasha baahinaya wararka nuucaas ah in ay hayso aqoondaro, jaahilnimo iyo mas'uuliyad darro aanay dareensanayn waxyeelada ay u geysanayaa qaranimada Somaliland iyo shacbigoodaba.
Waxa an cidna ka qarsoonayn oo lawada ogyahay dulqaadka xukuumada Somaliland ay had iyo jeer muujiso inaanay wax talaabo ah ka qaadin dadka maqaalada nuucaas ah baahiya iyadoo sharciga lala tiigsado waddamada kalee Adduunka oo ay ka mid yihiin dalalka aynu jaarnka nahay haddii wariyayaashu ay ku kacaan dhacdooyin nuucaas ah.
Gebagebadiina waxan kula talinaynaa wargeyska Geeska Africa iyo kuwa kale ee dalka ka soo baxaba inay ka waantoobaan maqaalada fidno abuurka ah ee waxyeelada u geysan kara qaranimada dalka iyo danta shacibagaba.
Allaa Mahad Leh
Siciid Cadaani mooge
Afhayeenak Madax-weynaha JSL.
SomalilandPress
|
Axmed Siilaanyo waa nin madaxweyne qaadi kara laakiin anigu isma jeclin"
Qormadan 13aad ee shalay iyo maanta oo aanu ku daraasaynayno weedhaha siyaasiyiinta iyo xubnaha miisaanka leh ee Somaliland ay wakhtiyo kala duwan ka yidhaahdeen madasha siyaasadeed lagaga jeediyo iyo isbedelka mawqifyada siyaasaddeed hadba halka ay Itijahooda siyaasadeed ula guuraan ayaa waxaynu manta qormadeenan isha qalinka ku mudi doonaa Xaaji Cabdi Xuseen (C/ Waraabe) oo ka mid ah odayaasha rug-cadaaga ah ee golaha guurtida Somaliland muddo dheer, oo ka soo tirsanaan jiray guddida joogtada ee golahaasi muddo toban sano ah xilkeeda soo qabtay, islamarkaana lagu tilmaamo shakhsi aftahanmo iyo balaaqad codkarnimo leh, mawaaqiifta siyaasadeedna si weyn ugu taageera xukuumada Rayaale, balse aan mawqifkiisa siyaasadeed aan mar kaliya bedelin.
Hadaba Xaaji Cabdi Waraabe aynu soo qaadano weedhihiisa mahadhooyinka ah ee uu ka jeediyay wakhtiyo kala duwan fagaarayaasha dalka.
Xaaji Cabdi Xuseen, mar uu ka hadlayay waxyaalaha sababay inuu xukuumada taageero waxa uu yidhi 1. "anigu waligay xukuumad kama hor imaado oo kursga ayaan la saaxiib ahay, ninka ka hor yimaadaana fariid maaha.
2. "anigu madaxweynaha lama socdee nabadgelyada ayaan la socdaa"
3. "hadba madaxweynihii yimaada ee la doorto ayuun baan la shaqaynayaa"
4. "Axmed Siilaanyow haddii Faysal Cali Waraabe iyo Saleebaan kula tartamayaan kaamaanu qaadneen ee Daahir Rayaale waa baalayaasha"
5. 'Axmedow inamada waad ka da'weyn tahay ee iyaguna adeeradood bay soo kaxaysan"
6. 'Axmed Siilaanyo waa nin madaxweyne qaadi kara laakiin anagu isma jeclin'
7. Raga madaxweynayaasha doonaya waxaan leeyahay hadaladiinu ha u eekaadeen hadalo madaxweyne"
8. Waxaan leeyahay haddii Daahir Rayaale doorashada laga helo waa inuu si sharaf leh xilka u wareejiyo.
9. Anagu sharci maanaan eegin ee maslaxad baanu eegnay oo waxaanu nidhi mucaaridka ayuu Dhiilkoodii madhan yahay ee ha loo daayo xubnaha shirguddoonka, madaxweynuhuna wuu naga aqbalay.
10. Wixii aanu idinkala xishoonay shirguddoonka wakiiladoow ummadda kala xishooda, doorashadii guddoomiyaha guurtida ee uu ka geeriyooday Sheekh Ibraahim Sheekh Yuusuf Sheekh Madar kadib markii loo doortay Saleebaan Maxamuud Aadan oo uu ka hadlay madashii codka gacantaaga ah goluhu ku go'aamiyey ayaa waxa uu yidhi Xaaji Cabdi .
11. Madaxweyne Rayaale halbaa seegtay, Saleebaana halbaa Seegtay aniga se hal ima seegin oo madaxweynaha waxa seegtay haddii uu Saleebaan xilkaasi la rabay inuu ii sheego, Saleebaana waxa ay ahayd haddii uu hunguri ku jiray inuu ii sheego oo uu yidhaahdo Xaaji xilkaasi ayaan doonayaa, aniga se hall ima seeginoo qaranimada Somaliland difaaceeda halkii uun baan u fadhiyaa.
12. Daahir Rayaale Kaahin geeridii Cigaal ka dib mar uu ka hadlayey shakhsiyadiisa waxa uu yidhi Daahir waa Dhuxul dambas huwan.
13. Dawladdi qalooc iyo qumaatiba wax way ku xidhaa.
14. Shacabka reer Somaliland waa inay Afxabashiga Bartaan wax muhiim ah ayaa inagaga xidhan.
15. Inamadaasi taladaydii way diideene oo taladii Jaamac Yare ayay u dhego nuglaadeen oo waxaan idhi, haddaad taliso oo taladaadii la diido in la jabo ma jeceshahay.
16. Anigu ma ihi nin kursi u cadhoonaya ee Raali baan ka ahay cid kasta oo guddoomiyuhu xilkaasi guddida Joogtada u magacaabo, waxba kama qabo oo waan nasanayaa.
17. Axmed Siillaanyo Ragga u sharaxan Madaxweynaha Isagaa ugu da' Weyn.
La soco……….
Xigasho: Haatuf
| 'No one can violate Haj sanctity' Badea Abu Al-Naja & Hamid Al-Sulami | Arab News |
| MINA: Saudi Arabia will not allow anybody to undermine the security of the annual pilgrimage, Second Deputy Premier and Minister of Interior Prince Naif declared Sunday. He said about 100,000 men have been deployed in Makkah and other holy sites to ensure the security of pilgrims. Addressing a press conference after inspecting arrangements and facilities for this year's Haj operation, Prince Naif said those who tamper with Haj security would be dealt with an iron fist. "We have not demanded any special pledge from any group," Prince Naif said when a reporter asked him whether Saudi Arabia had asked assurances from Iranian pilgrims that they would not engage in any activity that disturbs Haj security. "However, everybody knows that we reject anything that violates the sanctity of the occasion and this place and everybody knows that we deal with those who tamper with Haj security with total force and resolve. "But we hope that no such things would happen during this Haj season and we appreciate what we heard from some (Iranian) pilgrims, respecting the Kingdom's Haj measures. At the same time, we will not show any leniency with regard to Haj security," the minister said. Speaking about Yemeni infiltrators, Prince Naif said the Saudi forces are capable of protecting the Kingdom's borders. "We'll defend every inch of our country." He said the deployment of a large number of officers on Haj duty would not affect security in other parts of the Kingdom. He added Saudi Arabia has the capability to organize Haj, the largest gathering of Muslims in the world, and urged Muslim countries to educate their pilgrims before they come for Haj. He praised Malaysia for setting a good example in this respect. The press conference, which was held at the camp of emergency forces in Arafat, was attended by Makkah Gov. Prince Khaled Al-Faisal, Prince Muhammad bin Naif, assistant interior minister for security affairs, other ministers and top officials. "The Saudi government has mobilized its resources in the service of all pilgrims without exception," Prince Naif said. Referring to Iranian pilgrims' plan to hold a special program during Haj, Prince Naif said, "Such activities violate the sanctity of Haj and we hope we will not find ourselves confronting them. They are not allowed to create any new ritual, which is not part of the basic Haj duties." The second deputy premier also spoke about the measures taken by the government to ensure the health of pilgrims following the spread of swine flu pandemic. He said every year the Kingdom arrests a large number of infiltrators and overstayers, adding that they are sent back to their respective countries. "The number of such illegals increase during the Haj season," he said. He did not rule out coordination between the Yemeni infiltrators and Al-Qaeda terror network. He described the infiltrators as Khawarij ("those who leave the group") because they kill people and tarnish the image of Islam. He called for greater cooperation between countries to defeat terrorists. He said the Kingdom would not allow any group to use its territory to attack other countries. "Saudi Arabia is the most targeted country in the world by terrorists," Prince Naif said, adding that Saudi security forces were successful in foiling many terror attacks. Prince Naif urged the Ministry of Labor to adopt quick measures for the employment of Saudi graduates. He also urged universities to revise their academic programs in accordance with labor market requirements. |
| Confront deviant ideology: Abdullah Badea Abu Al-Naja I Arab News |
| MAKKAH: The Islamic Ummah is still paying a heavy price for 9/11 and is losing out more with every act of terror, said Custodian of the Two Holy Mosques King Abdullah in a speech read out on his behalf by Makkah Gov. Prince Khaled Al-Faisal at the Muslim World League's 10th annual Makkah convention. "Enmity from within, which is the most perilous, can be seen in attempts to kidnap moderate Islam by gangs of ignorant people who propagate rigidity out of fear of everything that is new… without any consideration for the rules of the religion," said the king in his opening speech at the convention titled: "Problems of Muslim Youth Under Globalization." "Despite the fact that the Kingdom practices moderation and came into existence under the banner of Islam, it has suffered a lot because of the devious politicized doctrine which has sneaked incognito into the country," he said. He pointed out that the Kingdom has been successful to a great extent in removing the deviant ideology and closing all doors to it. He was referring to the extremist ideology propagated by Al-Qaeda supporters. The king also referred to the recent incursion by infiltrators into the Kingdom's territory saying it was aimed at "confiscating our land and killing and injuring our unarmed people." He praised Saudi forces as well as civilians for their joint efforts to drive away the intruders. The king urged Islamic scholars and organizations to stand firmly against the deviant ideology in order to protect Muslim societies from its nefarious designs and prevent its further spread among Muslim youths. He said enemies of Islam and Muslims were mobilizing their political machinery and the media "to distort our image and create hatred against us." He blamed the irresponsible actions of a few for the anti-Islam campaign. King Abdullah urged Muslims to play an important role in rebuilding human civilization in this age of science and technology. "We have to pay more attention to human development and teach our youths contemporary sciences and technologies while giving utmost attention to Shariah subjects and remaining committed to the Islamic constitution," he said. "There is no harm in taking science and technology from others and molding them to suit our moderate Islamic pattern," he said. Grand Mufti Sheikh Abdul Aziz Al-Sheikh, who is the chairman of the Constituent Council of the Muslim World League, said the topic of the convention is one of several issues facing the Ummah. "Youths have the intellectual, physical and innate readiness to achieve their aspirations by any means and Islam shows them the right way to do this and the right way to make use of their leisure time," he said. |
Saxaafadda iyo sida dheellitiran ee ay wax uga tebin karto dadka naafada ah ayaa ah halku-dhegga siminnaar ka socda magaalada Machakos oo dhinaca Bari kaga toosan magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
Magaalada Machakos eek u taalla Batiga magaalada Nayroobi ayaa maanta lagu soo gabagabaynayaa siminnaar ay lahaayeen 35 suxufiyiin u dhashay dalka Keenya oo looga hadlayay sida warbaahintu wax uga tebiso dadka naafada ah. Kulankan oo ay soo qabanqaabisay hay'adda caalamigaa ah ee Handicap International ayaa mowduuca gundhigga u ah uu yahay sida ugu dheellitiran ee ay saxaafaddu aaladaha warbahainta uga qaybgeliso dadka naafadaha ah, dadkaais ha ahaadaan kuwa laxaadka la' ama kuwa qaba cudurka HIV/AIDS.
Shirkaasi waxaa ka qaybgalaya laba ka mid ah suxfiyiinta Soomaalida ah ee Kenya, waxaana ka mid ah Daa'uud Sheekh Yuusuf oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters. Khadka telefoonka ee Machakos ayaa Haaruun Macruuf uu ku weydiiyey in saxaafaddu sidii laa rabay aaladaha warbaahinta uga qaybgeliso dadka naafada ah.
Waraysigan ka dhagayso dhinaca midig ee kore
Maxaa Ku Kellifay In Wasiirka Caafimaadku Dhaqdhaqaajiyo Meelo Ka Hurday Xukuumaddu Iyo Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa?
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cabdi Haybe waxa uu ka mid yahay wasiirada xukuumadda Rayaale kaga yimi dhinaca xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, isagoo ka tirsanaa masuuliyiinta xisbigaasi mucaaradka ah. Cabdi Haybe ayaa sidoo kale waxa uu xilka wasiirnimada ku helay markii uu xilkaasi iska casilay wasiirkii ka horreeyey ee Caafimaadka, Cabilaahi Xuseen Imaan (Darwal) kadib markii ay isfagaran waayeen Madaxweyne Rayaale. Cabdi Haybe oo ay isku hayb yihiin wasiirkaa hore ayaa xukunka
wasaaraddaasi la wareegay wakhti dalka ay ka taagnaayeen xiisado siyaasadeed, isla markaana xisbiga Kulmiye iyo dawladdu isla ildarnaayeen, taas oo xukuumadda ku dhaqaajisay inay xisbigaasi kala furfurto, isla markaana siyaasiyiin ay ka mid
ahaayeen Cismaan Hindi, Cabdi Haybe iyo kuwa kaleba xisbiga Kulmiye ka tegeen, kuna biireen xukuumadda.
Cabdi Haybe oo in muddo ahba dhex mushaaxayey mashaakilka badan iyo dhaqaalaha badan ee wasaaraddaasi ku hawlgasho ayaa aakhirataankii ku dhaqaaqay inuu belaayo xukuumadda Rayaale ka aamusnayd ama ka hurudday ku toosiyo kaddib markii uu farageliyey gaadhi lagu caawiyey haweenka la kufsado, isla markaana lagu eedeeyey inuu gaadhigaasi si shakhsi ah u kaxaystay, inkastoo uu dafiray arrintaasina ay ahayd inuu xilka qaadista agaasimaha Cusbitaalka faraha ka qaado oo aanu aargoosi ku saabsan
gaadhigaasi sida la sheegay ka dhigan. Cabdi Haybe oo dhawr jeer ku celceliyey in
Cusbitaalka Hargeysa oo ka mid ah meelaha ugu xasaasi san adeegyada dadweynaha Caasimadda ayaan in muddo ah laga maqal wax qaylo dhaan ah ama wax musumaasuq ah ama se wax adeegxumo ah, Cusbitaalkaasina aad moodaysay inuu iskaga
Si kastaba ha ahaatee waxa wasiirka caafimaadka Cusbitaalkaasi ka qabsaday waxay noqonaysaa dhirbaaxadii ugu horreysay ee wasiirkaasi kasoo gaadha dhinaca shacbiga, isla markaana laga yaabo inay wiiqdo kalsoonidii dawladdu ku qabtay wasiirkan
mucaaradka ahaan jiray, sidaa darteedna loo baahan yahay in Cabdi Haybe ku tallaabsado wax kale oo soo celiya magaciisa iyo magaca maamul ee wasaaraddiisa.